All Episodes

November 14, 2024 19 mins

Understanding Vaccine Hesitancy & Measles

Mawduuc Ku Saabsan Cabsida Talaalka iyo Jadeecada: Somali Language Edition Episode.

Ku soo dhawaada Policy Connecting Communities Podcast.  Aniga oo ah Anab Adan Gulaid, xidhiidhiyaha barnaamijka.

Podcastan waxa soo sayaray oo isku dubariday sirkada AG Consulting & Media, oo kashaqaysa how galinta, horumarinta,  cilmi baarista bulshada,  iyo xog wareysi .    

Barnaamijkan Maanta waa mid qiimo  badan oo ku saabsan Tallaalka iyo sababaha keenay in ay cabsi dheerada ah ay  jirto  iyo  xanuunka jadeecada oo  dhawaan ku soo batay Gobolka Minnesota. Waxaan duubnay mowduucan September 30-keedii, 2024, iyo, sida ay sheegtay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota, ma jiraan kiisas cusub tan iyo September 29-keedii.

Waxa marti sharaf noo ah, aqoonyahano kaladuwan oo khibrad u leh caafimadka bulshada. Kuwaas oo kala socda Hayado laka duwan.

  • Munira M. Maalimisaq, Family Nurse Practitioner with expertise in diversity, inclusion, and health equity and Founder/CEO of Inspire Change Clinic,
  • Jamila Abdulkadir, Nurse Practitioner at Axis Medical Center and Co-founder & Clinical Director at Inspire Change Clinic
  •  Iman Sharif Mohamed is a co-founder of Dar-Al Hijrah Mosque in Minneapolis and the co-founder and director of Open Path Resources.
Mark as Played

Advertise With Us

Popular Podcasts

Stuff You Should Know
24/7 News: The Latest

24/7 News: The Latest

The latest news in 4 minutes updated every hour, every day.

The Joe Rogan Experience

The Joe Rogan Experience

The official podcast of comedian Joe Rogan.

Music, radio and podcasts, all free. Listen online or download the iHeart App.

Connect

© 2025 iHeartMedia, Inc.